Warar
Muujinaya 49-60 natiijooyin oo laga helay 62.
- Feature Story
Baydhabo – Lix saac oo duhurnimo oo gaw ah markey tahay, ayaa dhawaaqa dawanka uu wada gaaraa guud ahaan dhulka uu ku fadhiyo dugsiga Mustaqbal Integrated Primary School, oo ku dhex yaalla xerooyinka dadka gudaha ku barakacay…
- News Story
Muqdisho – waddada Soomaaliya ay ku tiigsaneyso in ay isku-filnaansho kaga gaarto amniga qaranka ayaa maanta xoojin weyn heshey ka dib markii lagu wareejiyey qalab kala duwan oo naf-badbaadin ah oo lagula dagaallamo halista…
- News Story
Muqdisho — Toddobaatan iyo sagaal arday oo ka kala socdey Soomaaliya iyo shan dal oo kale ayaa ka qalinjebiyey jaamacadda University for Peace (UPEACE), kuwaas oo ballanqaadey in ay aqoontooda iyo xirfadahooda ay u adeegsan…
- Feature Story
Muqdisho: Leyla Cabdi Maxamed ayaa iyada oo aad u da’ yar jeclaan jirtey in ay suxifiyad noqoto – xiisaheedu waxaa uu ka soo unkamey waxyaabihii ay tooska ugala kala kulantey dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. “Waxaan indhayga…
- Feature Story
Muqdisho – Soomaaliya waxaa ay safka hore uga jirtaa dalalka la tacaalaya raadadka is-beddelka cimilada. Abaaraha iyo daadadka wax burburiya ayaa ka mid ah raadadka ugu muuqashada badan, laakiin raadku intaas aad buu uga…
- Feature Story
Gaalkacyo – Aad bey u tiro yar yihiin magaalooyinka dunida ku yaalla ee ay qaybiba maamul gaar ah ay hoos tagto ama xataa ay maraan xuduudo caalami ah. Sidaas oo ay tahay haddana, tiro yar oo ka mid ah kuwaas ayaa taariikh…
- Feature Story
Kismaayo – Qaar badan oo ka mid ah qareennada dalalka horumarey, ayaa marka wax laga weydiiyo sababta ay ku doorteen sharciga, waxaa ay badanaa xusaan raadad ay ku yeesheen bandhigyo khiyaali ah oo ka baxay telefishanka oo ay…
- News Story
Muqdisho – Muhiimadda ay u leedahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed in ay helaan adeeg caafimaad ayaa todobaadkan si toos ah isha loogu wada hayay intii ay socotey munaasabad ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si…
- Feature Story
Geela ayaa dhaqan ahaan lagu aqoonsanayey Soomaaliya waqti aad uga horreeyey xornimadii Soomaaliya. Markii ay Soomaaliya xornimada qaadatey sanadkii 1960k ii, Soomaalida ayaa u arkey in ay ku habboon tahay in xornimadaa ay ku…
- Feature Story
Muqdisho – Muhiimadda ay leedahay kordhinta ka-qaybgalka iyo ka-qaybgelinta haweenka ee arrimaha siyaasadda iyo go’aan-qaadashada ee dalkooda ayaa hoosta looga xarriiqey kulan dhowaan ka dhacay caasimadda Soomaaliya, kaas oo…
- Photo Story
Kampala – Qofka naafada ah ee Soomaaliya ku nool, ma aha wax fudud in uu nolol maalmeedkiisu caadi u wato. Laba nin oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah ayaa arrintaasi xaqiijinaya – Cabdiraxmaan Maxamuud Kulane iyo Cabdulqaadir…
- News Story
Baydhabo – Aadan Sheekh Isaaq wuxuu qayb yar oo dhul ah looga qoondeeyay beer ay bulshadu wadaagto oo siddeed-ekar ah oo ku taalla xaafadda Barwaaqo, oo ah degsiimo yar oo ay barakacayaasha (IDPs) deggan yihiin oo ku yaalla…












