UNTMIS
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xafiisyada UNTMIS

A graphic image of a map with location pin on UNTMIS offices across Somalia
UNTMIS

Xarumaha dhexe ee UNTMIS waxaa ay ku yaalaan Muqdisho, waxaanse xafiisyo ku leennahay guud ahaan Soomaaliya, sida ay codsatay Dowladda Federaalka ah iyo hadba sida ay daruufaha ammaanku ay u saamaxaan.

Hawlgalka waxaa ay cidi ka joogtaa magaalooyinka Baydhabo, Beledweyne, Hargeysa, Kismaayo iyo Muqdisho.

Last updated:
La wadaag