Raisedon Zenenga Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya, Sarkaalka mas’uulka ka ah UNTMIS Kaaliyaha Xoghayaha Guud (Waddamada Afrika) | George Conway Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, ahna Isu-duwaha QM ee Dalka iyo Isuduwaha Hawlaha Beni'aadamnimada ee Soomaaliya Kaaliyaha Xoghayaha Guud (Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale) |
Ari Gaitanis Madaxa Kooxda War-isgaarsiinta Istiraatiijiga ah iyo Arrimaha Bulshada (D1) (Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale) | Joseph Katuramu La-Taliyaha Khabiirka ah ee Amniga (D1) (Dowladaha Afrika) |
Judith Götz Madaxa Shaqaalaha (D1) (Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale) | Kirsten Young Madaxa, Kooxda Xuquuqaha Aadanaha iyo Ilaalinta (D1) (Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale) |
Nasrin Khan Madaxa Talinta Sharciga iyo Kooxda Iskudhafan ee Cadaaladda (D1) (Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale) | Vikram Parekh Madaxa, Kooxda Arrimaha Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta (D1) (Galbeedka Yurub iyo Dowlado Kale) |