UNTMIS
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Warar

Muujinaya 37-48 natiijooyin oo laga helay 62.
Muqdisho — Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay helitaanka xogta iyo xaqiijinta badqabka suxufiyiinta. "Warbaahinta…
(Sidii loo soo jeediyey] Subax Wanaagsan, waxaan ku faraxsanahay in maanta aan joogo Baydhabo, iyo in aan helo fursad aan kula kulmo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Laftagareen’ iyo xubnaha maamulkiisa – waxaanna uga…
[Sidii uu u soo jeediyey] Galab wanaagsan, waxaan ku faraxsanahay in maanta aan joogo Dhuusamarreeb si aan ula kulmo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoor Qoor.” Waxaan mar kale uga mahadcelinayaa wada-sheekeysigii…
Muqadisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta ku aaddan Miino Saarista awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta mar kale xaqiijisay sida ay uga go’antahay inay Soomaaliya ku garab…