Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan iyo bilowga Ciidul Fidriga, oo ah waqti loo dabbaaldegayo qiyamka daryeelka, bulshada iyo naxariis.
Ciid Wanaagsan!
Qaramada Midoobay ayaa salaan u diraysa dhammaan shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga
- 30 Maarso 2025





