WararSearchClearSubmitYear 2026 2025 2024 Theme Feature Story News News Story Photo Story Press statements (SO) Remarks Apply Clear filters Showing 1-12 of 58 results found. 19 Maarso 2026 News QM waxay hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diraysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed Iyadoo Muslimiintu u dabbaaldegayaan dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si kal iyo laab ah 08 Maarso 2026 Press statements (SO) Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, Qaramada Midoobay waxay ku boorrinaysaa hay’adaha dowladda Soomaaliya in ay meesha ka saaraan caqabadaha sharciyeed ee horseedaya sinnaan la’aanta jinsiga Halkudhegga xuska sandkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka waa “Xuquuq. Caddaalad. Waxqabad. ay helaan DHAMAAN Haweenka iyo Gabdhaha 14 Diseembar 2025Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa xusay Maalinta Caalamiga ah ee Caymiska Guud ee Caafimaadka iyagoo ku baaqay sii wanaajinta helitaanka adeegyada caafimaadka Muhiimadda ay leedahay in dhammaan dadka Soomaaliyeed ay awoodaan in ay helaan daryeel caafimaad ayaa maanta lagu muujiyey munaasabad lagu 10 Diseembar 2025 Press statements (SO) Maalinta xuquuqda aadanaha awgeed, QM waxay soo dhoweynaysaa horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyo muhim ah, waxayna ku dhiirrigelinaysaa in ballanqaadka la sii wado Munaasabadda Maalinta Xuquuqda Aadanaha awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta iftiimisay kaalinta muhiimka ah ee ay xuquuqda aasaasiga 06 Diseembar 2025MAQAAL – Cabdi Wali Xassan Xaashi: Min caseeyenimo ilaa bidhaaminta dib-u-dhiska Soomaaliya Cabdi Wali Xassan Xaashi, wariye Soomaalli-Finland ah, 25 sano ayuu ka warramay 49 dal, wuxuuna ku guuleystay abaalmarinno badan. 30 Nofeembar 2025QM oo dhismayaal ku yaalla Dhuusamarreeb ku wareejisey maamulka Galmudug Dhuusamarreeb – Kaalmada Qaramada Midoobey ee horumarka Soomaaliya ayaa maanta xoojin heshey, iyada oo tas-hiilaad iyo qalab lagu wareejiyey 30 Nofeembar 2025 Remarks Hadallada uu Ergeyga Gaarka Ah Ee QM U Qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ka jeedijey munaasabad dhismayaal lagu wareejinayay oo ka dhacdey magaalada Dhuusamareeb, Galmudug Mudanayaal iyo marwooyin, waxaan rabaa in aan ku bilaabo in aan dabcan ugu mahadnaqo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoor Qoor’ oo nagu shar 25 Nofeembar 2025Ololaha 16ka Maalmood: QM waxay ku baaqaysaa tallaabooyin midaysan oo lagu joojinayo xadgudubka iyo kadeedka lagu geysto internetka ee ka-dhanka ah haweenka iyo gabdhaha Soomaaliya Muqdisho – Iyadoo uu billaabanayo ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in la qaado tallaabooyin mideysan… 22 Nofeembar 2025 Feature Story MAQAAL – Bakar Nuur Faraj: Dadaal lagu ilaalinayo caadooyinkii kalluumeysiga ee Baraawe Bakar Faraj, kalluumeyste reer Baraawe ah, oo ilaaliya dhaxalka kalluumeysiga, inkastoo ay wali jiraan caqabado iyo ceebeyn. 05 Nofeembar 2025Doorka Muhiimka ah ee ay Dhallinyaradu Ka Qaadan Karaan Horumarinta Soomaaliya ayaa lagu Guudmarey Wadahadallada Dhallinyarada Muqdisho, 5ta Nofembar 2025 – Kaalinta muhiimka ah ee ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku yeellan karaan mustaqbalka dalkooda ayaa maanta lagu 30 Oktoobar 2025 Remarks Hadaljeedintii uu Ergeyga Gaarka ah ee Xog-Hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ka jeediyay Daah-furka Taallada Nabadda ee Carta Jabuuto Madaxweynayaasha sharafta leh, Wasiirrada, iyo marti-sharafta kale, Aniga oo ku hadlaya magaca Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António 30 Oktoobar 2025Soomaaliya iyo Saaxiibadeeda Caalamiga ah Ayaa Xaqiijiyay Sida ay Uga Go'an Tahay in Haweenka si Buuxda Looga Qaybgeliyo Geeddi-Socodyada Nabadda Muqdisho – Toddobaadkan, Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ah ayaa xusay sanad-guurada muhiimka ah ee ka-qaybgalinta haweenka geeddi-so PaginationCurrent page 1 Goto page 2 Goto page 3 Goto page 4 Goto page 5 Go to next pageGo to last page
19 Maarso 2026 News QM waxay hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diraysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed Iyadoo Muslimiintu u dabbaaldegayaan dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si kal iyo laab ah
08 Maarso 2026 Press statements (SO) Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, Qaramada Midoobay waxay ku boorrinaysaa hay’adaha dowladda Soomaaliya in ay meesha ka saaraan caqabadaha sharciyeed ee horseedaya sinnaan la’aanta jinsiga Halkudhegga xuska sandkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka waa “Xuquuq. Caddaalad. Waxqabad. ay helaan DHAMAAN Haweenka iyo Gabdhaha
14 Diseembar 2025Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa xusay Maalinta Caalamiga ah ee Caymiska Guud ee Caafimaadka iyagoo ku baaqay sii wanaajinta helitaanka adeegyada caafimaadka Muhiimadda ay leedahay in dhammaan dadka Soomaaliyeed ay awoodaan in ay helaan daryeel caafimaad ayaa maanta lagu muujiyey munaasabad lagu
10 Diseembar 2025 Press statements (SO) Maalinta xuquuqda aadanaha awgeed, QM waxay soo dhoweynaysaa horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyo muhim ah, waxayna ku dhiirrigelinaysaa in ballanqaadka la sii wado Munaasabadda Maalinta Xuquuqda Aadanaha awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta iftiimisay kaalinta muhiimka ah ee ay xuquuqda aasaasiga
06 Diseembar 2025MAQAAL – Cabdi Wali Xassan Xaashi: Min caseeyenimo ilaa bidhaaminta dib-u-dhiska Soomaaliya Cabdi Wali Xassan Xaashi, wariye Soomaalli-Finland ah, 25 sano ayuu ka warramay 49 dal, wuxuuna ku guuleystay abaalmarinno badan.
30 Nofeembar 2025QM oo dhismayaal ku yaalla Dhuusamarreeb ku wareejisey maamulka Galmudug Dhuusamarreeb – Kaalmada Qaramada Midoobey ee horumarka Soomaaliya ayaa maanta xoojin heshey, iyada oo tas-hiilaad iyo qalab lagu wareejiyey
30 Nofeembar 2025 Remarks Hadallada uu Ergeyga Gaarka Ah Ee QM U Qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ka jeedijey munaasabad dhismayaal lagu wareejinayay oo ka dhacdey magaalada Dhuusamareeb, Galmudug Mudanayaal iyo marwooyin, waxaan rabaa in aan ku bilaabo in aan dabcan ugu mahadnaqo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoor Qoor’ oo nagu shar
25 Nofeembar 2025Ololaha 16ka Maalmood: QM waxay ku baaqaysaa tallaabooyin midaysan oo lagu joojinayo xadgudubka iyo kadeedka lagu geysto internetka ee ka-dhanka ah haweenka iyo gabdhaha Soomaaliya Muqdisho – Iyadoo uu billaabanayo ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in la qaado tallaabooyin mideysan…
22 Nofeembar 2025 Feature Story MAQAAL – Bakar Nuur Faraj: Dadaal lagu ilaalinayo caadooyinkii kalluumeysiga ee Baraawe Bakar Faraj, kalluumeyste reer Baraawe ah, oo ilaaliya dhaxalka kalluumeysiga, inkastoo ay wali jiraan caqabado iyo ceebeyn.
05 Nofeembar 2025Doorka Muhiimka ah ee ay Dhallinyaradu Ka Qaadan Karaan Horumarinta Soomaaliya ayaa lagu Guudmarey Wadahadallada Dhallinyarada Muqdisho, 5ta Nofembar 2025 – Kaalinta muhiimka ah ee ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku yeellan karaan mustaqbalka dalkooda ayaa maanta lagu
30 Oktoobar 2025 Remarks Hadaljeedintii uu Ergeyga Gaarka ah ee Xog-Hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ka jeediyay Daah-furka Taallada Nabadda ee Carta Jabuuto Madaxweynayaasha sharafta leh, Wasiirrada, iyo marti-sharafta kale, Aniga oo ku hadlaya magaca Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António
30 Oktoobar 2025Soomaaliya iyo Saaxiibadeeda Caalamiga ah Ayaa Xaqiijiyay Sida ay Uga Go'an Tahay in Haweenka si Buuxda Looga Qaybgeliyo Geeddi-Socodyada Nabadda Muqdisho – Toddobaadkan, Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ah ayaa xusay sanad-guurada muhiimka ah ee ka-qaybgalinta haweenka geeddi-so