Muqdisho — Doorka muhiimka ah ee ay haweenka ku leeyihiin horumarinta waaxaha la halmaala badda ee Soomaaliya iyo baahida loo qabo in si ay weyn uga qaybqaataan ayaa maanta lagu muujiyay munaasabad lagu xusayay Maalinta…
Muqdisho – Soomaaliya ayaa soo kabanaysa ka dib sanado ay ka jirtey colaad saameyn ku yeelatey bulshada badankeeda – oo uu ka mid yahay hannaanka garsoorka ee jilicsan ee dalka. Waa hannaan dib-isu-dhisaya laakiin sidoo kale…
(Sidii loo soo jeediyey] Subax Wanaagsan, waxaan ku faraxsanahay in maanta aan joogo Baydhabo, iyo in aan helo fursad aan kula kulmo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Laftagareen’ iyo xubnaha maamulkiisa – waxaanna uga…
[Sidii uu u soo jeediyey] Galab wanaagsan, waxaan ku faraxsanahay in maanta aan joogo Dhuusamarreeb si aan ula kulmo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoor Qoor.” Waxaan mar kale uga mahadcelinayaa wada-sheekeysigii…