UNTMIS
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Warar

Muujinaya 25-36 natiijooyin oo laga helay 62.
Muqdisho — Doorka muhiimka ah ee ay haweenka ku leeyihiin horumarinta waaxaha la halmaala badda ee Soomaaliya iyo baahida loo qabo in si ay weyn uga qaybqaataan ayaa maanta lagu muujiyay munaasabad lagu xusayay Maalinta…
Bahda warbaahinta qaaliga ahaaw, Marwooyin iyo mudanayaal, Subax wanaagsan, waad ku mahadsan tihiin imaanshihiina. Waxaan idin la hadlayaa aniga oo ah Khabiirka Madax-bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaaladda…