Muqadisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta ku aaddan Miino Saarista awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta mar kale xaqiijisay sida ay uga go’antahay inay Soomaaliya ku garab…
Muqdisho – Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay oo ku sugan Soomaaliya ayaa maanta si deg deg ah ugu soo degtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ogaatay cilad ku timid qalabkii ay u adeegsan lahayd degidda. Diyaaraddan…
New York — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka in uu noqdo Ergeygiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka…
Garoowe — Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya waxaa uu burburiyey waaxdii waxbarashada ee dalka iyada oo nidaamyadii waxbarashadii rasmiga ahayd iyo kaabayaashiiba ay kala daateen, macallimiintii tababarnaa ay ka carareen dalka…
Muqdisho – waddada Soomaaliya ay ku tiigsaneyso in ay isku-filnaansho kaga gaarto amniga qaranka ayaa maanta xoojin weyn heshey ka dib markii lagu wareejiyey qalab kala duwan oo naf-badbaadin ah oo lagula dagaallamo halista…
Muqdisho — Toddobaatan iyo sagaal arday oo ka kala socdey Soomaaliya iyo shan dal oo kale ayaa ka qalinjebiyey jaamacadda University for Peace (UPEACE), kuwaas oo ballanqaadey in ay aqoontooda iyo xirfadahooda ay u adeegsan…
Muqdisho: Leyla Cabdi Maxamed ayaa iyada oo aad u da’ yar jeclaan jirtey in ay suxifiyad noqoto – xiisaheedu waxaa uu ka soo unkamey waxyaabihii ay tooska ugala kala kulantey dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. “Waxaan indhayga…
Gaalkacyo – Aad bey u tiro yar yihiin magaalooyinka dunida ku yaalla ee ay qaybiba maamul gaar ah ay hoos tagto ama xataa ay maraan xuduudo caalami ah. Sidaas oo ay tahay haddana, tiro yar oo ka mid ah kuwaas ayaa taariikh…