Muqdisho – waddada Soomaaliya ay ku tiigsaneyso in ay isku-filnaansho kaga gaarto amniga qaranka ayaa maanta xoojin weyn heshey ka dib markii lagu wareejiyey qalab kala duwan oo naf-badbaadin ah oo lagula dagaallamo halista…
Muqdisho — Toddobaatan iyo sagaal arday oo ka kala socdey Soomaaliya iyo shan dal oo kale ayaa ka qalinjebiyey jaamacadda University for Peace (UPEACE), kuwaas oo ballanqaadey in ay aqoontooda iyo xirfadahooda ay u adeegsan…
Muqdisho – Muhiimadda ay u leedahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed in ay helaan adeeg caafimaad ayaa todobaadkan si toos ah isha loogu wada hayay intii ay socotey munaasabad ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si…
New York – Golaha Amaanka ayaa isaga oo hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay xoojinta guulihii laga gaarey nabadda iyo amniga ee Soomaaliya waxaa uu maanta go’aansadey in Hawlgalka Qaramada Midoobey ee Kaalmada…