UNTMIS
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNTMIS

31-ka Oktoobar 2026, Hawlgalka Kala-guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa soo gabagabeeyey muddadii labada sano ahayd ee kala-guurka, isla markaana si rasmi ah u soo afjaray hawlihiisii. Tallaabadan waxaa loo qaaday si waafaqsan qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigoodu yahay 2753 (2024) iyo 2809 (2025), iyadoo la tixgelinayo codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoggaan

Raisedon Zenenga

Raisedon Zenenga
Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya,
Sarkaalka mas’uulka ka ah UNTMIS
Kaaliyaha Xoghayaha Guud
(Waddamada Afrika)

George Conway

George Conway
Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud,
ahna Isu-duwaha QM ee Dalka iyo Isuduwaha Hawlaha Beni'aadamnimada ee Soomaaliya
Kaaliyaha Xoghayaha Guud
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale)

Ari Gaitanis

Ari Gaitanis
Madaxa Kooxda War-isgaarsiinta Istiraatiijiga ah iyo Arrimaha Bulshada (D1)
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale)

Joseph Katuramu

Joseph Katuramu
La-Taliyaha Khabiirka ah ee Amniga (D1)
(Dowladaha Afrika)

Judith Götz

Judith Götz
Madaxa Shaqaalaha (D1)
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale)

Kirsten Young

Kirsten Young
Madaxa, Kooxda Xuquuqaha Aadanaha iyo Ilaalinta (D1)
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale)

Nasrin Khan

Nasrin Khan
Madaxa Talinta Sharciga iyo Kooxda Iskudhafan ee Cadaaladda (D1)
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado kale)

Vikram Parekh

Vikram Parekh
Madaxa, Kooxda Arrimaha Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta (D1)
(Galbeedka Yurub iyo Dowlado Kale)

Si aad wax dheeri ah u oggaato Kooxo Goboleedyada Dowladaha Xubnaha Ka Ah,Guji halkan