Muqdisho, 7 Abriil 2025 — Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in aragtiyadooda…
Muqadisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta ku aaddan Miino Saarista awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta mar kale xaqiijisay sida ay uga go’antahay inay Soomaaliya ku garab…
Muqdisho – Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay oo ku sugan Soomaaliya ayaa maanta si deg deg ah ugu soo degtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ogaatay cilad ku timid qalabkii ay u adeegsan lahayd degidda. Diyaaraddan…
New York — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka in uu noqdo Ergeygiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka…